Hanaanka Cabashada Mashruuca BARWAAQO
Mashruuca Barwaaqo ayaa hirgeliyey hannaanka cabasho soo gudbinta, kasoo ay daneeyasha kusoo gudbin karaan wixii tabasho deegan ama bulsho ah uu mashruuca geysto. Cabashada waxaad kuso gudbin kartaa qaab qoraal, telefoon, fariin iyo email ama in aad soo booqato Xafiiska mashruuca ee Wasaradda Qorsheynta.
Environmental and Social Management Framework (ESMF)
Environmental and Social Management Framework (ESMF) FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA MINISTRY OF PLANNING, INVESTMENT AND ECONOMIC DEVELOPMENT “BARWAAQO” SOMALI WATER FOR RURAL RESILIENCE II (P177627) ENVIRONMENTAL ANDSOCIAL MANAGEMENT FRAMEWORK(ESMF) This Environmental and Social Management Framework (ESMF) was prepared by the Federal Government of Somalia (FGS) as one of a set of instruments required to address […]
Madaxda ugu saraysa Mashruuca biiyoole oo booqasho ku tagay puntland

Wafdi sare oo ay hogaaminayso Madaxa sare ee bank aduunka ee qaybta africa oo ay wehlinayso madaxa mashruuca biyoole heer Somalia iyo xiriiriyaha mashruuca biyoole ee heer federal ayaa Puntland uga qayb galay shir lagu lafa gurayey guulihii mashruuca ee heer puntland iyo qorshaynta wajiga labaad ee mashruuca. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qayb galey […]
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Qaranka,Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa la kulmay Qaybta Isku-dubbaridka Mashruuca Biyoole

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Qaranka,Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Mudane Cabdirashiid Jire, Wasiir ku xigeenka Maxamed Cabdiqaadir Cali iyo agaasimayaasha, ayaa la kulmay Qaybta Isku-dubbaridka Mashruuca Biyoole, iyada oo warbixin laga siiyay marxaladaha kala duwan uu soo maray Mashruucan, hawlaha socda, iyo sidoo kale waaritanka mashruuca. warbixinnada joogtada ah ee loo jeedinayo […]
Wasiirka Qorshaynta DGKS Mudane Ahmed Madoobe Nunow ayaa Maanta Daahfurey Shir Ay Iskugu Yimaadeen Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha

Wasiirka Qorshaynta DGKS Mudane Ahmed Madoobe Nunow ayaa Maanta Daahfurey Shir Ay Iskugu Yimaadeen Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Ee Heer Federaal Iyo Maamulada Koonfur Galbeed,Putland, Galmudug oo Bahwadaaga ku ah Mashruuca Biyooley oo Baanka Aduunka Dhaqaalihiisu Bixiyo . Shirka Daahfurkiisa Maanta Ayaa Waxaa Ka Qaybgalay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha DGKS iyo Wasiirka Beeraha Koonfur Galbeed […]